X

Dadka Sharci darada ku doonaya inay ku galaan dalka Ingiriiska iyo Ciidanka Faransiiska Waxa kala Haysta

Ciidamada amaanka xuduuda ee Dalka faransiiska ayaa bilaabay in ay qabqabtaan dadka sharci darada ku doonaya in ay ku galaan dalka Ingiriiska taasoo keentay in maalmahaan Xuduuda Dalalka Faransiiska iyo Ingiriiska ay dhibaato xoogan ka taagneed. Sidoo kale dadka sharci darada ku doonaya in ay ku galaan Dalka Ingiriiska ay gaaraya 5,000 oo qafood, waxayna dhamaantood ka yimaaden dalal dagaalo iyo rabshado ka socdaan oo ugu horaysa Dalka Siiriya iyo Liibiya iyo Waliba Dalka Somaaliya iyo Afgaanstaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.