X

Ciidanka Puntland oo difaaca hore ku jira xilli madaxweyne Farmaajo joogo Boosaaso: SAWIRO

Ciidanka Puntland ayaa difaaca hore ku jira xilli madaxweyne Farmaajo joogo Boosaaso. Amniga gobolka Bari ayaa aad loo adkeeyay ayadoo ay sugayaan ciidanka Puntland iyo kuwa dawlada dhexe.



“Waxaan abaalkooda la gudi karin Ciidanka geesiyaasha ah ee maanta buur iyo geed iyo god meel walba ugu jiray inay sugaan amniga wafdiga madaxwaynaha jamhuuriyadda fedaraalka soomaaliya oo Bosaso Gaaray maanta waxaa lagu hurdaa waa halyeeyada ciidamada naftood hurayaasha ah ..” ayuu yiri Maxamuud Yuusuf Tigey guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug oo hadda ka mida Guddiga taakuleynta ciidamada Qalabka sida.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.