X

Muuse Biixi intaanu dadka barakicin waxay ahayd inuu dhayo boogihii hore: Shiine

Muuse Biixi intaanu dadka barakicin waxay ahayd inuu dhayo boogihii hore ee uu ka gaystey Hargeysa. Waxa fariintaas gudbiyay badhasaabkii hore ee gobolka Awdal Mustafe Shiine.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=nDAm8Sni1Ng[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.