X

Ciidanka Ruushka oo si cajiiba u burburiyay gantaal-ride baxsada (DAAWO)

Ciidanka Ruushka ayaa diyaaradaha aan is wadin ku fiirsaday gantaal-ride intuu riday gantaalo badan kadibna dabada ka galay suuq laga adeegto laakiin hadda cidi ka adeegan oo ku yaala duleedka Kiyeef. Baqdin haysa ciidanka Yukrayn ayaa hadda waxa gabaad u ah guryaha, huteelada iyo guri kasta oo ay rasaas ka soo ridi karaan. Ruushka ayaa cunay awood ciidan oo si toosa uga hortimaada bilowgii hawl-galkan khaaska ah.


Haddaba waxa kuu muuqda muuqaalka in gantaal-ridahan markuu riday gantaaladii kadibna baxsaday ay dushana kala socoto diyaaradaha aan is-wadin ilaa markii dambe uu gadaal ka galay suuqan laga adeegto kadibna lagu soo hogaamiyay gantaalada la hago ee Ruushku leeyahay.

Sawirka hoose suuqii iyo gantaal-ridii


HOOS KA DAAWO



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.