X

Ciidanka Siiriya oo argagixisada Sucuudigu taageero ka saaray deegaanka Morek ee galbeedka Siiriya

Ciidanka Siiriya oo niyadoodu kacsan tahay ayaa argagixisada Sucuudigu taageero ka saartey deegaanka Morek ee galbeedka Siiriya. Argagixisada ayaa ka dagaalamaysay guryaha ay ka qixisey dadka shacabka taas oo keentay sida ay rabeen in aan dadku dib ugu soo noqon dhulkan oo waligood qoxooti ahaadaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.