X

Sawiro naxdin leh iyo doon ay Siiriyaan saarneeyeen oo ku degtay jasiirad u dhow Giriiga

Waxa la soo badbaadiyay ugu yaraan 150 qof oo saarnaa doon ka soo shiraacatay dalkaasi Turkiga. Sawiro naxdin leh oo laga soo qaaday ayaa muujinaya in caruur yaryar oo qaylinaya ay doonta dadka la socdey ay ku jireen. Sawirada ayaa muujinaya xaalada ay dadkaasi ku sugnaayeen.

Click Ku samee sawirada si aad u aragto sawirada oo wayn iyo wajiyada dadka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

 

admin:

This website uses cookies.