November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ciidanka Siiriya oo kormeeyay saldhigii Trump oo u hiilinayay Yuhuuda iyo Daacish uu weeraray

Ciidanka Siiriya ayaa kormeeyay saldhigii Trump oo u hiilinayay Yuhuuda iyo Daacish uu weeraray. Saldhigan ayay sida hangarada ka muuqata ay soo gaareen burbur aan xooganayn ayadoo la raadinayo 40 gantaal oo kale oo Maraykanku sheegtay in ay soo tuureen.





Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS