Ciidanka xooga dalka ee Kuuriyada Woqooyi ayaa tijaabiyay hub Maraykanku ka naxay xilli Trump isku diyaarinayo in uu gardaraysto hogaamiyaha iyo shacabka Kuuriya oo haysta hubka halista ee Nukliyeerka.
Hubka nukliyerka ayaa ah naqas suna oo dila dadka iyo duunyada hadayna dhufeysyo ka gelin qalabka sunta ahna u xirneyn. Woqooyiga Kuuriya ayaa sheegay in ay jirin inyar oo baqdina oo ay qabaan hubka Maraykanku keensaday Koofurta Kuuriya.
C/llahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay