X

Ciidanka xooga dalka ee Kuuriyada Woqooyi oo tijaabiyay hub Maraykanku ka naxay

Ciidanka xooga dalka ee Kuuriyada Woqooyi ayaa tijaabiyay hub Maraykanku ka naxay xilli Trump isku diyaarinayo in uu gardaraysto hogaamiyaha iyo shacabka Kuuriya oo haysta hubka halista ee Nukliyeerka.

Hubka nukliyerka ayaa ah naqas suna oo dila dadka iyo duunyada hadayna dhufeysyo ka gelin qalabka sunta ahna u xirneyn. Woqooyiga Kuuriya ayaa sheegay in ay jirin inyar oo baqdina oo ay qabaan hubka Maraykanku keensaday Koofurta Kuuriya.



C/llahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.