Wasiirka gaashaandhiga dawlada Somaliya ayaa soo xirey tababar u socdey ciidanka kamaandoysta ee dalka kuwaas oo soo bandhigey wacdaro. Ciidanka ayuu kala dardaarmey in ay iska daayaan qaadka oo uu sheegay in caafimaadkooda, dhaqaalahooda iyo diintoodaba aanu u fiicneyn.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM