X

Ciidanka xooga oo Afrikaanka kala wareegay qayb ka mida amniga

Ciidabka xooga dalka ayaa qayb ahaan kala wareegay amniga xoogaga Afrikaanka ah ee argagixiso la dirirka u jooga dalka. Dalka ayaa lagala dagaalamayaa inuu yeesho awood xoogan oo uu ku eryado argagixisada.


”Maanta wixii ka dambeeya waxa hogaamin doona siyaasada lagula dagaalamayo argagixisada ciidanka xooga dalka maadaama ciidanka Afrikaanka ay bixi doonaan si tartiib tartiiba auu yiri Taliye Odawaa.


Ciidanka Afrikaanka ayaa muddo ka badan 12 sano ku sugnaa dalka ayadoo ku qaadanaya lacago saaida iyo hub aan loo golayn ciidanka qaranka oo intiisa badan ahaa maleeshiyo.

Way naga go’an tahay inaan la wareegno amniga dalka ayuu yiri taliye Odawaa oo jagadaan hayay in muddo ah.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.