X

Madaxweyne Farmaajo oo sharaxay sida kolba ajaanibtu u fashilin jireen doorashada dad-ban

Madaxweyne Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sida kolba kooxda beesha caalamku u fashilin jirtey shirarkii dawlada dhexe iyo maamul goboleedyada. Shirkaii u dambeeyay ayay ku dalbadeen in la kala diro dhamaan dawlada iyo ciidamada.


Waxa jirey xilli labada horjooge ee ay wateen kooxda sheegata beesha caalamka ay kala tageen Imaaraadka iyo Kiiniya kadibna ay xirteen taleefanada ayuu yiri madaxweyne Farmaajo oo dalka ka badbaadiyay muran dheeraada kadib markii uu saxiixay go’aankii golaha shacabka.


C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.