Ciidanka xooga oo jab xun gaarsiiyay argagixisada iyo meydka 19 ay ka talaabsadeen
Ciidanka Xooga dalka Somaliya
Ciidanka xooga dalka qaybta gobolka Galguduud ee Danab iyo kuwa kale ayaa ku baxay argagixiso ku jirtey aaga wadada isku xirta Samareeb iyo Guriceel, waxayna meyd ahaan uga talaabsadeen 19 ka mida dhiigmiiratada.