21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidanka xooga oo guulo ka keenay dagaal ay qaadeen iyo booyad qaraxyo oo la qabtey

Ciidanka xooga dalka ayaa guulo ka soo hooyay dagaal ay argagixisada kula galeen deegaanka Baladul amiin ee gobolka Sh hooae.

Ciidanka Xooga dalka ayaa gacanta ku dhigay gaari booyad ah oo ay saarnaayeen Qaraxyo oo ay ka carareen maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-Shabaab kadib markii ay ciidanka xureeyeen deegaanka Sabiid ee Gobolka Shabellada Hoose.”
Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliya ayaa sheegay in Shabaab ay damacsanaayeen qaraxyadaasi inay ku dhibaateeyaan shacabka Somaliyed sida uu sheegay.
“Argagixisada ayaa damacsaneyd inay fuliyaan mid ka mid ah Weeraradii ugu khasaaraha badnaa taarikhda, laakiin Ciidanka soo majeesta yaasha oo helay xogtooda ayaa udhaqaaqay dhankooda si ay ciida ula simaan.”

Maaga markii ugu horeysay ed argahixisda la baacsado dagaal fool ka foola.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS