X

Ciidanka xooga oo ka warbixiyay la wareegida deegaan argagixisadu dadka ku qali jireen

Maanta subaxdi hore ayay ahayd markii ciidanka xoogacdalka qaybta kamaandoosta ee Danab ay dhirbaaxo kulul ku dhufteen argagixisada oo fadhida xaruntooda ugu weyn ee Tooratoorow ee Shabeelaha Hoose.



Deegaanka Tooratoorow ayaa ahaa deegaan argagixisadu u isticmaali jirtey inay ku qalaan dadka, dhinaca kalana baada kaga qaadi jirtey dadka socotada ah.

Hoos ka dhegeyso sida hawlgalka welli socda u dhacay



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.