X

Isku daawo balan bixii Muuse Biixi ee doorashada iyo jawaabta xisbiyada

Labada xisbi ee ilma adeerka ah Wadani iyo Ucid ee maamulka Somalilaan ayaa sheegay in Muuse handaraab ka baxay balantii ahayd inuu fulinayo go’aan ay soo saareen guddi odayaala.



Waxa ugu horeyn hadley gudoomiyaha Wadani oo sharaxaya balan xumadii Muuse Biixi halka afhayeenka Muuse Biixi sharaxayo diidmada qayaxan. Waxa ku qasbey suldaanka Siilaanyo inaanu kala dirin guddigan bugta ah ee uu samaystey.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.