Ciidanka xooga dalka qaybta lixdanaad ayaa soo bandhigey gawaadhi ay ka furteen argagixisada shabaab hawlgal ay guul ka gaadheen oo laga sameeyay gobolkla Bay. Guushan ay gaareen ciidanka aya waxa soo dhaweeyay dadweynaha reer Baydhabo oo magaaladooda ay muddo ka taliyeen argagixisada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay