X

Ciidanka Yaman oo dhulka soo dhigey diyaarad Maraykanku leeyahay oo u basaasa Sucuudiga

Members of the 11th Reconnaissance Squadron from Indian Springs, Nevada perform pre-flight checks on a Predator unmanned aerial vehicle prior to a mission in this November 9, 2001 file photo shot at an undisclosed location. The United States has started using armed drones against Muammar Gaddafi's troops, who battled rebels at close quarters on the streets of Misrata, despite Western threats to step up a month-old air war. U.S. Defense Secretary Robert Gates told a Washington news conference on April 21, 2011 President Barack Obama had authorised the use of Predator drones and they were already in operation. REUTERS/U.S. Air Force/Handout/Files (UNITED STATES - Tags: MILITARY)

Diyaarad nooca aan la wadin ayaa ciidanka Yaman sheegeen inay dhulka soo dhigeen. Diyaaradan ayaa basaas u ahayd Sucuudiga waxana lahaa Maraykanka. Sucuudiga oo ay la jiraan Yuhuuda iyo Maraykanka aya dagaal ku dhulka la simey Yaman oo aad u fiqiira.


Diyaaradan ayaa lagu soo ridey xadka Yaman la leedahay Sucuudiga ama gobolka Jisaan. Diyaradan yar ee gacanta lagu tuuro aya markiiba dhulka la soo dhigey.

” Waxan markiiba dhulka soo dhigney diyaarad Maraykanku u tuurtey Sucuudiga oo basaas ku ahayd ciidankeena iyo dhulka an xakuno ayaa lagu yiri qoraal lagu baahiyay saxafada.

Maaha markii ugu horeysay ee ciidanka Yaman dhulka soo dhigaan diyaaradaha aan is wadin ee Maraykanku u tuuro Sucuudiga. Dhawan ayay ahayd markii ay soo rideen diyaarad qiimaheedu yahay 15 milyan.


Yaman ayaa waxa dagaal kula jira Maraykankaiyo Yuhuuda oo taageersan Sucuudiga.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.