X

Ciidanka Yaman oo soo bandhigey faahfaahin jabkii ay gaarsiiyeen Sucuudiga (DAAWO)

Ciidanka Yaman ee gar wadeenka ka yihiin Xuutiyiinta iyo ciidamada Cali Cabdalle Saalax ayaa jab weyn gaarsiiyay wahaabiyada Yuhuuda dabada ku haysa ee Sucuudiga.


Waxay soo bandhigeen sida ay u gubeen taangiyo farabadan oo wada cusub oo Maraykanku balaayiin uga gadey Wahaabiyada iyo qabashada nolol in ka badan 500 oo badhkood yihiin calooshood u shaqaysteyaal Yamani ah inta kalana yihiin Sucuudiyiin direyskii xiran.

Muuqaalka koowaad hoose ka daawo



Muuqaalka labaad waxaad arkaysaa Yamaniyiin iyo ajaanib uu Sucuudigu iska horeysiiyay shilimaadna ku tuurey oo is wada dhiibey. Waxa in badan ka mida diley diyaaradahooda.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.