X

Ciidankayagu meelkasta waa joogaan: Korneyl Caare oo waraysi bixiyay

Korneyl Caare oo dagaal dulmidiida kula jirta Muuse Biixi ayaa waraysi ku sheegay in ciidankiisu meelkasta joogaan. Waxa dagaalamaya waxay ka yimaadeen Wajaale dhlkase waxa u hadhi ninkii leh. Wuxuu kalo sheegay inuusadex gaadi ka gubey maleeshiyada Muuse Biixi.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.