X

Axmed Yaasiin sh Cali Ayaanle oo hadal madhan ula yimi reer Awdal: Waan qaybin weynay

Gudoomiye xigeenka barlamaanka maamulka Somaliland Axmed Yaasiin sh Cali Ayaanle ayaa hadal madhan ula yimi reer Awdal. Wuxuu qirtey inuu qayb ka ahaa kuwii la iman waayay saami qaybsi lagu wada qanci karo. Hadana wuxuu la soo fadhiistey codka VIITO ayaad leedihiin reer Awdalow.

Wuxuu dhinaca kale yiri deked ma dhisan kartaan ilaa la ilaalin karo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.