X

Ciidankii Armiiniya oo jabay iyo hub iyo gaadiidkii ugu badnaa oo ay ka carareen: daawo

Ciidanka qaranka Asarbajaan ayaa maalinba maalinta ka dambeysa ku sii siqaya bartamaha gobolka Nagoorno Kaarabaakh halkaas oo Armiiniya qabsaday 28 sano kahor ayadoo taageero hub iyo ciidan ka helaysay Ruushka.


Doorkan Ruushka ayaa si hoose u hubeeya inkastoo uu sheegay inuu difaacayo keliya haddii dhulkeeda saxda ah la soo weeraro. Ciidanka qaranka Asarbajaan ayaa ku dhow inuu qabsado wadada isku xidha Armiiniya iyo gobolka.


Dhulkan Nagoorno Kaarabaakh ayaa ah dhul buuralay ah oo ay adagtahay in ciidanku si toosa u socda, halka wadooyinkuna yihiin kuwo dhex socda buurahaas oo melo badan lagu dhuuman karo waana ta keentay in ciidanka Asarbajaan hore u socon waayay si degdega.

Hoos ka fiirso hubkii iyo gaadiidkii dagaalka ee ay ka carareen. Qaybo ka mida muuqaalkan male cod.


Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.