X

Ciidankii SSC ee soo goostay oo faahfaahin dheeraada bixiyay

Waxa shalay ciidankii ugu badnaa ka soo goosteen maamulka Muuse Biixi iyagoo dib ugu soo noqday maamulka Khaatumo. Haddaba ciidankan oo gaaraya 200 oo askari iyo hubkoodii ayaa ka waramay  ujeedada ay uga yimaadeen Muuse Biixi.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.