X

Uhuru oo ka xanaaqay warbaahinta reer galbeedka ee wadankiisa jooga

ARAABINEWS

Madaxweynaha Kiiniya oo markii ugu horeysay ka hadlaayay sida wararka beenta ah looga tabiyo dalkiisa siiba marka warbaahinta reer galbeedku ka hadlayaan Afrika ayuu ku tilmaamay matag.


”Waxay ka hadlaan waxa ka dhacay Ruwaanda, Koofurta Suudaan, Itoobiya, Somaliya iyo xitaa dalal naga fog sida Nayjeeriya marka uu warka bugta dhiibana wuxuu odhanayaa hebel oo jooga Nayroobi ayuu yiri Uhuru.



”Waxay aduunka ku qarqiyeen been ka dhana Afrika ayuu raaciyay. Waxaan qabaa  in xalka Afrika uu ku xiran yahay Afrika oo midowda. Hadalka Uhuru ayaa loo qaadan karaa inuu Maraykanka ka diidey inuu hubeeyo falaagada Oromada ee taagta daran si Maraykanku ugu faano in Cabi Axmed ku furay aagag cusub.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.