X

Ciidankii ugu badnaa iyo hubkoodii oo la qarameeyay Galmudug: SAWIRO

iWefdi uu hogaaminayo taliyaha ciidanka qaranka ayaa booqdey ciidanka Ahlu sunna ee lagu darayo dawlada. Tiro aad u farabadan oo ka mida ciidankaas ayaa ku wareegaya ciidanka qaranka taas oo ah talaabo loo qaaday dawladnimada.


Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo gaaraya 700 ayaa lagu soo bandhigay Degmada Balanballe kuwaasi oo lagu wareejiyay Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida waxaana halkaa Ku Gudoomey Wasiiru dawlaha wasaaradda Gaashaandhigga Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Iyo Taliyaasha Ciidamada Qaranka.


Deegaanada Galguduud iyo Mudug ayaa ugu maleeshiyo badan deegaanada gobolada waana muhiim in laga dhigo hal ciidan oo cadowga wajaha ayuu yiri Cali Calasow oo jooga Muqdisho.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.