X

Ciyaaraha: Carlos Tevez oo culays awgeed looga fariisiyay ciyaaraha kooxdiisa Shiinaha

Ciyaaryahan reer Arjentiin Carlos Tevez ayaa culays awgeed looga fariisiyay ciyaaraha kooxdiisa Shiinaha. Tababaraha kooxda Shangahay ee Tevez u ciyaaro ayaa shaaca ka qaadey.

Carlos oo ka ciyaari naadiyada Ingiriiska ayaa hadda da’diisu tahay 33 jir una wareegay naadiyada Shiinaha kadib markii kooxdiisa Boqa Juniya ee Arjentiin ay ka iibisay Shiinaha.

Tababaraha Shangahaay ayaa sheegay in Tevez ciyaari doonin oo uu aad u culus yahay wuxuuna dalbadey in uu buurnida iska rido inta aanu u ogolaan garoonka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.