Ciyaaraha: Carlos Tevez oo culays awgeed looga fariisiyay ciyaaraha kooxdiisa Shiinaha
Ciyaaryahan reer Arjentiin Carlos Tevez ayaa culays awgeed looga fariisiyay ciyaaraha kooxdiisa Shiinaha. Tababaraha kooxda Shangahay ee Tevez u ciyaaro ayaa shaaca ka qaadey.
Carlos oo ka ciyaari naadiyada Ingiriiska ayaa hadda da’diisu tahay 33 jir una wareegay naadiyada Shiinaha kadib markii kooxdiisa Boqa Juniya ee Arjentiin ay ka iibisay Shiinaha.
Tababaraha Shangahaay ayaa sheegay in Tevez ciyaari doonin oo uu aad u culus yahay wuxuuna dalbadey in uu buurnida iska rido inta aanu u ogolaan garoonka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...