X

Ciyaaraha koobka aduunka oo si rasmi ah uga furmay caasimada Ruushka ee Moskova

Ciyaaraha koobka aduunka ayaa si rasmi ah uga furmay caasimada Ruushka ee Moskova. Ciyaarta uGu horeysa ayaa waxa furaya Ruushka iyo Sucuudiga halkaas oo la filayo in Ruushku ku durduriyo.



Dhaxalsugaha Sucuudigas ayaa ciyaarahan uga faaiideystay inuu la kulmo madaxweynaha Ruushka Putin kala hadlo siyaasada bariga dhexe ee Sucuudigu qasayo.



Ciyaaraha oo si weyn xalay loo furey ayaa lagu furayaa garoonka weyn ee ku yaala Moskova halkaas oo la filayo in Sucuudiga la diro casar dheer.

Rashiid Ceeelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.