X

Ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo isku aadka la shaaciyay

Ciyaaraha maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa isku aadka la diyaariyay. Waxa dhamaanba soo gaaray magaalada Muqdisho ciyaaryahanada ka socda maamul goboleedyada.

Puntland oo hore u garaacday maamul goboleedyada Koofurta iyo Bartamaha ayaa doorkan la geliyay kooxo khatara.



Isku aadka ayaa sidan u dhacay:

Group A:

Banaadir, Galmudug iyo Jubaland.

Group B:

Puntland, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed.

Warbixintii C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.