X

Ciyaartoydii hore ee cuslaatey ee gobolka Awdal oo ciyaar isku arkey

Ciyaartoydii hore ee cuslaatey ee gobolka Awdal ayaa ciyaar isku arkey. Ciyaartan oo ka dhacdey magaalada Boorama ayaa waxa ka soo qaybgalay dadweyne aad u farabadan oo daawadey xirfada ay welli hayaan dhalintii gore ee cuslaatey.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=h_-KsTx-Brw[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.