Hinda Jaamac oo ah gabadh da’yar oo qortey buuga Qaran Dumis ayaa la kulantey raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre. Hinda ayaa ka hadashay la kulanka Xasan iyo sida dareenkeedu yahay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=HytVPIlgoOw[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS