08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciyaartoydii Somaliyeed ee guusha gaaray oo si aada loo soo dhaweeyay: SAWIRO

Ciyaartoydii Somaliyeed  ee sharafta u soo hooyay qaranka ayaa si aada loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho. Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre iyo qaar farabadan oo ka mida dawladiisa ayaa garoonka ku sugfey dhalintan.





Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale ayaa si wanaagsan usoo dhaweeyay Da’yarta Qaranka Soomaaliya, iyadoo Ra’iisul wasaare Kheyre uu ugu hambalyeeyay Ciyaartoydeena guusha ay soo gaareen.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS