Ciyaaryahan reer Braasiila ayaa xukun dheer gosha loo geliyay iyadoo xaakimku sheegay waxa lagu helay. Ciyaaryahanka reer Braasiil ee lagu magacaabo Robiniyo ayaa u ciyaari jirey xulka dalkaasi.
Ciyaaryahanka oo hore uGu ciyaari jirey naadiyada Real Madrib, Manchester City iyo AC Milan ee Talyaaniga ayaa lagu helay inuu si galmo ahaan u weeraray hawenay 22 jira.
Marka falkani dhacay ayaa cioyaaryahanku ka ciyaaraya dalkaasi Talyaaniga una ciyaaraayay kooxda AC Milan. Robiniyo ayaa beeneeyay eeda waxana lagu xukumay 9 sanno oo xariga.
Ciyaryahanka oo hadda ka ciyaara dalkiisa ayaa sheegay inuu racfaan ka qaadan doono.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay