X

Ciyaaryahanka Maxamed Faarax oo markale guulweyn soo hooyay

Ciyaaryahanka Maxamed Faarax ayaa markale guulweyn soo hooyay kadib markii uu si xarago leh ugu guulaystey ciyaarta 10,000 ee mitir oo lagu qabtey London. Faarax ayaa dhigey rikoodh cusub.





Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.