X

Ciyaaryahanka Messi oo ka fariistey in uu dib ugu ciyaaro xulkiisa qaranka kadib guuldaro la soo daristey

Ciyaaryahanka Messi ayaa ka fariistey ciyaaraha caalamka ee xulkiisa qaranku ka qaybngalo kadib markii laga guulaystey dalkiisa dalkiisa ay rigoorayaal kaga badisey Jilli oo qaadey koobka qaarada Amerika.

Brazil ayaa hore u magacowdey tababare cusub kadib markii iyadana laga reebay ciyaaraha qaarada Amerika. Jilli oo aan las fileyn ayaa dardar cusub la soo baxdey taas oo ka dhigin in ay kulul yihiin ciyaaraha koobka aduunka ee sanada 2018.

Messi ayaa inta badan aanan ku nasiib fiicnayn ciyaaraha caalamka laakiin ku fiican kuwa naadiyada. Messi ayaa uney rigoorihii uu isagu lahaa taas oo kaliftey in ay qayb ka noqoto guuldarada soo gaartey Arjantina.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.