X

C/rashiid Xasan Mataan oo aan garanayn xisbiga uu ku jiro: xisbiyadu ma hufna

C/rashiid Xasan Mataan oo aan garanayn xisbiga uu ku jiro xilli uu ka hadlayay kaadh qaadashada. C/rashiid oo lahaa hami madaxwyne ku xigeen ayaa jago madhan ka haya xisbiga Wadani.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.