X

Dadweynaha Awdal oo si ula kaca loo wareeriyay kaadh qaadashada iyo qaylada maayerka

Dadweynaha Awdal ayaa si ula kaca loo wareeriyay kaadh qaadashada iyo calaacal ka soo yeeraya maayerka magaalada iyo masuuliyiin kale oo goobta at iska diiwaangeliyeen maahine meelkale ka qaatey kaadhka.

Waa gobol lagu tijaabiyo waxkasta si tiradii bugta ahayd xitaa u soo bixin. Goobaha la dhigey waraaqaha ayaa ka fog meelaha qofku iska diiwaangeliyay



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.