C/rashiid Xasan Mataan oo hankiisu yaraa ayaa sheegay in uu xisbiga Wadani ka baxay. Mataan oo ku xigeen ka ahaa xisbiga UCID wuxuuna qaatey jago faaruqa markuu Wadani ku biirey.
Waxaa in muddo ahba la garanayn xisbiga uu ka tirsan yahay ayadoo hadda uu ku biirayo xisbiga Muuse Biixi ee cidlada taagan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay