November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

C/raxaan Faroole oo Garowe ku laabtey iyo culeys cidna kuma ahi hadaan layga dhigan

Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa Garoowe ku laabtey sheegayna in uu Hargeysa u tagey geerida ku timi xaaskiisa oo wararku sheegeen arimo kala duwan. Wuxuu dadka u sheegay in aanu culeys cidna ku hayn hadaan isaga culeys laga dhigan oo u jeedo maamulka isaga bedelay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM