X

C/raxmaan Ciro iyo Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlay warqad Siilaanyo soo gaarsiiyay oo haamaha khuseysa

C/raxmaan Ciro iyo Jamaal Cali Xuseen oo saxaafada la hadlay ayaa ka hadlay warqad Siilaanyo u direy oo ku saabsan haamaha shidaalka. C/raxmaan Ciro iyo Jamaal ayaa sheegay in warqadaasi ayna danta gobolka la socon.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.