X

Maxaa u dambeeyay shirka Khaatumo State ee ka socda Balicad oo uu joogo madaxweynaha Khaatumo

Waxa dhawaanahanba ka socday magaalada Balicad shir ay lahaayeen madaxda Khaatumo State iyo dhamaan golaha barlamaanka iyo wasiirada. Shirkaas oo inta badan saxaafadu dibeda ka joogto ayaase waxa soo baxaya warar qwarsoodiya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.