23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

C/raxmaan Ciro oo cadeeyay mowqifkiisa ku saabsan saami qaybsiga isagoo ku sugan Boorama

Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro oo Boorama ku sugan ayaa waraysi ku sheegay in cabashada saami qaybsiga  reer Awdal ay u taalo Siilaanyo in uu miiska soo saaro isaguna sheegay in xisbigiisu aanu ka warwareegayn hadii ay xukunka qabtaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM