16/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

C/raxmaan Ciro oo cadeeyay in natiijo imaanayn ilaa la xaliyo ku shuboshada

C/raxmaan Ciro ayaa cadeeyay in natiijo imaanayn ilaa la xaliyo ku shuboshada ka dhacday codayntii usbuucii hore. Waraysi uu siiyay idaacada Ingiriiska ee BBC wariyeheeda u jooga Hargeysa.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS