November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

C/raxmaan Ciro oo diidey in uu xaqiijiyo in uu raadinayo ku xigeen cusub oo bedela Axmed Muumin Seed

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland ayaa diidey in uu ka jawaabo suaal ahayd in uu raadinayo qof uu ku bedelo Axmed Muumin Seed oo ah ku xigeenkiisa kana soo jeeda Awdal iyadoo uu soo socda shirka Wadani ee lagu dooranayo madaxweyne iyo ku xigeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM