22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

C/raxmaan Ciro oo isna jawaab u celiyay lana yaabay jawaabta Siilaanyo kuna tilmaamay nin aan dalka joogin

Gudoomiyaha Wadani C/raxmaan Ciro ayaa isna jawaab ka bixiyay warqadii Siilaanyo ka hor akhriyay saxaafada oo uu ku tilmaamey mid muujinaysa in aan dalka joogin. Siilaanyo ayaa hawlgaba waxna ka ogoyn waxa dhacaya laakiin reerkiisu rabaan in uu sii joogo maadaama in ka mida ay gacanta ugu jirto lacagta gobolada oo dhan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM