X

C/raxmaan Ciro oo ka hadley dilkii maanta ka dhacay Dilla: Kulmiye meelkasta rasaas ayuu ka ridayaa

C/raxmaan Ciro ayaa ka hadley dilkii maanta ka dhacay Dilla sheegayna in Kulmiye meelkasta rasaas ka ridayo, wuxuuna ku baaqay in la baadho cidii ka dambeysay xasuuqaas.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.