Magaalooyinka Dilla iyo Boorama oo maanta shiq la ahaa soo dhaweynta gudoomiyaha Wadani
Magaalooyinka Dilla iyo Boorama oo maanta shiq la ahaa soo dhaweynta gudoomiyaha Wadani. Soo dhaweyntan oo boollisku nin ku dileen ahaa taageere Wadani ayaa si aada loo dareemay gobolka.