November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

C/raxmaan Ciro oo muujiyay in aanu kala jeclayn in Prof Axmed Samatar ku soo biiro iyaga iyo in kale

Gudoomiyaha Wadani ayaa mar la waydiiyay sheegay in uu la hadlay Prof Axmed SAmatar muujiyay in aanu kala jeclayn in uu iyaga ku soo biro iyo in kale..wuxuuna yiri haddii uu ku biro xisbiyada kale waan ku farxaynaa. Ciro ayaa dareensan in Prof Axmed Samatar aan waxba ku soo kordhineyn oo iyagu isku filan yihiin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS