22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

C/raxmaan Ciro oo qirsan in Saylici la isticmaalayo oo ayna waxbadan ka filayn+MUUQAAL

Hargeysa–Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa qirsan inmadaxweyne k xigeenka Siilaanyo mr C/raxmaan Saylici la isticmaalayo oo ayna waxbadan ka sugeyn marka ay manta kulmaan haduuba yimaado. Ciro ayaa dhinaca kale sheegay in fursad dambe ayna jireyn haddii manta uga baxaan kulanka.

Saylici ayaa ku fadeexoobey qulqulatada u dhaxaysa beelaha dhexe ee ku hardamaya kursiga waxayna u egtahay in kolba la yiri dhinac nooga baydh. Saylici ayaa lagu soo waramayaa in dareemay in aanu awod lahayn ku dhex wareeray kooxda Siilaanyo ku wareegsan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM