20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

C/raxmaan Saylici oo Lawyacado ku soo bandhigey dhoolatuska ololaha doorashada

C/raxmaan Saylici ayaa Lawyacado ku soo bandhigey dhoolatuska ololaha doorashada. Saylici ayaan waxba ka qaban cabashada xoogan ee dadka ree Saylac wuxuuna u sheegay inuu isaga cidi uga dhaweyn, waxayna u muuqataa in dadka soo baxay qaarkood ay ilaaween goorta Saylici ugu dambeysay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS